Iibi
Iibinta guri
- Noo sheeg koodhka boostada iyo inaad doonayso in aad iibiso.
- Waxaan ku soo bandhignaa wakiil la-shaqeeya oo diiwaangashan oo ku dhow hantida, meel kasta oo UK ah.
- Adiga ayaa dooranaya in aad u dhiibto shaqada iyo in kale. Annaga qayb kama nihin amarkaas shaqada, gurigana qudheenu ma suuqgeynno.